
Markii la hinsidey in la Yagleelo Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland sanadkii 1998,kaasi oo ay ku midoobayeen,Beello iyo qabaa?illo: Danno iyo Siyaasado kale duwan leh,ayaa waxaa ay Beel waliba dhankeeda culayska saartey sidii ay u heli lahayd qayb iyo saammi awoodeed oo ay ku ilaashan karto ama ku difaacato. Dhulka,khayraadka,siyaasada iyo danaha kala duwan ee beesha.

Jyoti Amge, Waa Gabadha Aduunka ugu Gaaban, Da'deenuna waa 14 Jir, Dhererkeedu waa 58cm, Culeyskeedu waa 5.25kg, Waxay ka Gaabantahay Ilma Labajir ah, Asal ahaan Waa Gabadh Hindiyad ah.

Ciyaarihii koobka Champions League-ga ayaa xalay lagu soo gaba-gabeeyay garoonka Stadio Olimpico ee magaalada Roma (Italy), waxaana koobka qaaday oo ku guuleysatay kooxda Bacelona taasoo uga badisay kooxda Manchester Unated 2-0.
President Barack Obama's national security adviser laid out a sweeping rebuttal Wednesday to former Vice President Dick Cheney's charge that America is less safe under the new administration.

Kumamaan dadweyne Muslimiin ah ayaa Salaadii Jimcaha kadib isugu soo baxay bartamaha magaalada Athens, kuwaasi oo ka soo horjeeday xadgudub loo geystay Kitaabka Qur'aanka Kariimka kadib markii shalay mid ka mid ah ciidamada Booliska dalkan ay baaris ku sameeyeen dhalinyaro u dhashay dalka Siiriya, kuwaasi oo ciidamada jeebabkooda ka helay Kitaabka Qur'aanka Kariimka kadibna si jees jees ah u jeex-jeexay, kuna rabeeyeen (Istaagay) Kitaabkii.

Dagaalo qaraar oo u dhexeeya ciidalada mileteriga dowladda iyo kooxaha Islaamiyiinta ah ee mucaaradka ku ah ayaa waxaa uu si xowli ah uga soconayaa caasimadda Somaliya ee Muqdisho.
Munaasabada si heer sare ah loo agaasimaya waxay manta ka dhacday hoolka maktabada ee dugsiga Widhwidh , munaasaabadan ayaa waxaa ka soo qaybgalay waalidiin, arday macalimiin, ganacsato, wadaado, ururada bulshada, wasiirka waxbarashada Puntland iyo xildhibaan ka soo jeeda deegaanka Widhwidh.

Ciidamo Ethiopian ah ayaa waxaa ey saakay soo gareen degaano ka tirsan gobolka Hiiraan gaar ahaan halka loo yaqaan Kalabeyrka ee duledka magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiran.
Wararka ka imaanaya magaalada jowhar ee gobolka shabeelada dhexe ayaa waxaa ay ku soo waramayaan in gacan ku haynta degmadaasi ay si toos ah ula wareegeen xoogaga al-shabaab ee ka dagaalama konfurta dalka somalia
Daladda Dhalinyaradda ee Gobolka Karkaar ayaa Qabtay Xafladd balaaran oo isugu Jirta Doorasho Gudoomiyaha Ururka KAYD NET waxana sidoo kale Xafladan ku saabsanayd Xuska Maalinta Dhalinayaradda Somalia ahna Asaaskii Ururka Syl ee keenay Xoriyadda Somalia waxaana ay ka Dhacday Hoolka Daladda Kayd Net.

Wararka laga helayo dad aad ugu dhow Sheekh Yuusuf Maxamed Indhacade aqoon wanaagsana u leh ayaa sheegaya in imaanshaha Indhacade ee qasriga Madaxtooyada uu qeyb ka yahay heshiis maalintii shalay ka dhacay beerta Sheekh Zaid ee magaalada Afgooye ku dhex maray madaxda kooxaha mucaaradka ee Xizbul Islaam iyo Al Shabaab oo ku saabsanaa sidii loogu takhalusi lahaa dowlada Midnimada qaran iyo sidii laga yeeli lahaa Indhacade iyo hubkiisa oo ay kooxda Al Shabaab ku doodayeen in lagu soo wareejiyo.

